Covid-19 and Health Care Workers

Aim of the study:
This online questionnaire aims to investigate the effect of the current COVID-19 pandemic on the health and psychosocial well-being of health care workers.
We first ask general questions, such as the place where you live, the type of housing you are in and who you live with. Then we ask questions about your work, health and your feelings.
In the short term, results of this questionnaire will allow to identify the general needs of Health Care Workers during the current COVID-19 pandemic and act accordingly in order to optimally protect health care workers. In the long-term this questionnaire will show the effects of a worldwide pandemic on Health Care workers.
Completing the questionnaire should take you no longer than 10 minutes.
 
Ujeeddada daraasadda
Xogwareysigaan (online)ka ah waxaa looga golleeyahay in la baaro saameynta uu safmarka COVID-19 ka hadda jiraa ku leeyaahay caafimaadka iyo nolol-wanaagga shaqaalaha caafimaadka. Waxaan marka hore weydiineynaa su’aalo guud, sida halka aad ku nooshahay, nuuca hooyga, iyo cidda aad la nooshahay. Kadibna, waxaan weydiinaynaa su’aalo ku saabsan shaqada, caafimaadka, iyo dareenkaaga. Xilliga dhow, natiijada xog-uruurintu waxay qeexiddoontaa baahida guud ee shaqaalaha caafimaadka intii uu jiray safmarka COVID-19-ku, waxa uuna u adeegiddoonaa sida ugu sarreysa oo loo ilaalinkaro shaqaalaha caafimaadka. Xilliga fog xog-uruurintu waxay mujindoontaa saameynta  uu safmarkan caalamigta ahi ku yeeshay shaqaalaha caafimaadka.  
Buuxinta xogwareysigu waxay qaadankartaa wax aan ka badneyn 10 daqiiqo.

Processing of results:
All data will be stored on a well-protected server at the University of Antwerp. The identity of the participants will not be visible to the researchers. If you are willing to participate in follow-up surveys, you will be given the opportunity to leave your email address at the end of the questionnaire. This email address will be stored according to the GDPR regulation on a well-protected server and will be blinded to the researchers of the study. It will only be used to send you automatic links for follow-up surveys and link these responses to your original responses.
Should the data of these questionnaires be published, only group results will be reported. You have the right to stop or interrupt this study at any time point when filling in the questionnaire. In addition, you have the right to ask for changes or cancel your participation once you have submitted your answers.

Habeynta Natiijada
Xogta oo dhan waxaa lagu keydinddoonaa keyd (server) aad u xafidan ee Jaamacadda Antwerp. Aqqonsiga ka qaybqatayaasha xogta ma arkikaraan baarayaashu. Haddi aad rabto inaad ka qayb qaadato sahannada raadraaca u noqonddoona baaristaan, waxaa lagu siinayaa fursad aad email kaaga ku qorto dhammaadka xogwareysiga. Email-kaas waxaa lagu keydindoonaa, sida uu dhigayo sharciga GDPR, keyd aad u xafidan oo aysan arkikarin baarayaasha daraasaddu. Waxaa loo isticmaaliddoonaa oo kaliya, in laguugu soo diro lifaaqyo otomatik (automatic) ah ee sahannada raadraaca u noqonddoona sahankaan ee calaaqaadka la leh jawaabahaagii asalka ahaa. Haddii xogta xog-ururintaan la daabaco, natiija kooxeedka oo kaliya ayaa laga warbixin doonaa. Waxaad xaq u leedahay inaad joojiso ama ka istaagto baaristaan, mar kasta inta aad buuxineyso xogwareysiga (haddii aadan rabin). Intaas waxaa dheer, waxaad xaq u leedahay inaad weydiisato in wax laga baddalo ama aad iska baajiso ka qaybqaadashada, marka aad dhiibto jawaabahaaga. 

To whom can I address questions? Yaan ku hagaajin karaa su’aalaha?
For all questions related to this questionnaire, you can contact the study team via e-mail: coronasurveysom@gmail.com
Wixii su’aalo ku saabsan xogwareysigaan, waxaad kula xiriirikarta cilmibaarayaasha Email: coronasurveysom@gmail.com

Sorry… This form is closed to new submissions.