Somalia

Introduction/Hordhac
The coronavirus (also called Covid-19) is a virus that infects individuals around the world and can cause respiratory problems and in some cases, death. The Covid-19 is already circulating in Somalia, and a lot of efforts are being invested to prevent its spread in our community. In that light, the Somalia government took a number of measures during the last couple of weeks to prevent the spread of Covid-19. People were asked to stay home, to avoid gatherings and travelings, and to frequently wash their hands. With this short questionnaire, we try to find out how you experience and apply the instructions implemented against coronavirus. We call upon volunteers to complete this questionnaire as truthfully as possible; because this helps us investigate which measures are effective in these exceptional times. It should take you about 10 minutes to answer the questions. This is not an exam and your name is not required, so please give accurate answers.

This Survey is initiated in Somalia by research team at Mogadishu University, along with international researchers from 23 countries in (Asia,Africa,South America,USA and Europe).

Participation in the survey is voluntary, you can cancel it at any time without any disadvantages. No names or sensitive information will be required from you. The information obtained will be stored anonymously and treated confidentially. It will be used to understand the feasibility and effectiveness of implementing preventive measures for the coronavirus at the individual and country levels. There is no risk associated with this survey, as we will not meet you in person and no names, contact information or biological samples will be obtained from you. Moreover, the survey is hosted in a secure website in Belgium. If you would like to know more about the researchers involved in this study and our privacy policy, you can find this on the www.ICPCovid.com website, or contact the team via this e-mail address: coronasurveysom@gmail.com

Hordhac

Caabuqa Coronavirus (oo sidoo kale loo yaqaanno Covid-19) waa fayras ku dhaca dad badan oo adduunka ku nool, oo sababi kara dhibaatooyinka neefsashada iyo xaaladaha qaarkoodna geeri. Covid-19 ayaa durba ku sii faafaya Soomaaliya, dadaallo badann ayaa la gelinayaa sidii looga hortagi lahaa inuu ku fido bulshadeena. Sidaa daraadeed,Dowladda Somalia waxay qaaday talaabooyin dhowr ah usbuucyadi lasoo dhaafay si looga hortago faafitaanka coronavirus (Covid-19). Weydimalahan gaaban, waxaan isku dayeynaa inaan ogaano sida aad u aragto ama aad u fulisay tilmaamaha lagu hirgalinayo ka hortagga coronavirus. Waxaan ka codsanaynaa mutadawiciinta inay u buuxiyaan xog-ururintaan sida runta ah oo ugu macquulsan; Tani waxay naga caawinaysaa inaan baarno tallaabooyinka wax ku oolka ah xilliyadan aan caadiga ahayn. Waxay kugu qaadaneysaa 10 daqiiqo inaad ka jawaabto su'aalaha. Kaqeybgalka xog-ururintu waa ikhtiyaari, waad ka bixi kartaa waqti kasta adigoon wax dhibaato ah la kulmayn. Xogtaada waxaa loo kaydin doonaa si dhowrsoon, waana la ilaalin doona.

Sahamintani waa Online, ikhtiyaari ah oo ay bilaabeen koox cilmibaarayaal katirsan Jaamacadda Muqdishu, iyo cilmibaarayaal caalami ah oo ka socda Aasiya, Afrika, Koonfur Ameerika iyo Yurub. Looma baahna macluumaadkaaga shakhsiyeed, xogtana waxaa loo isticmaali doonaa in lagu fahmo faa`iidada iyo wax ku oolnimada hirgelinta tallaabooyinka ka-hortagga coronavirus-ka heer shaqsiyeed. Xog ururrintani waa mid dhowrsoon, waxaana lagu keydinayaa server aamin ah. Hadaad jeceshahay inaad wax badan ka ogaato cilmibaarayaasha ku lug leh daraasaddan iyo siyaasaddeena dhowrsoonaanta (privacy policy), waxaad ka fiirisaa bartan  www.ICPCovid.com, ama laxiriir Email: coronasurveysom@gmail.com